feydid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg feyd.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

feyd

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-day, -dday)

Macnaha:

  1. 1. Wax, wax ku gudban ka weecin. 2. Wax, wax ku daboolan ka qaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur