feydnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg feydan. ld feyd-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

feydan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Macnaha:

  1. Wax la feydey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur