feydo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld faa'iido.
  2. Qayb jirka ka mid ah maro ka qaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faa'iido

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay laga helo. 2. Badeeca marka la gado, inta raasumaalkii hore ku kororta. ld faa'ido, feydo¹.

Lamidka: faa'ido, feydo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur