ficiltan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dareen tartan xin lihi ku jiro oo cid ku dhaca ama muujiso. 2. ld ficiltamid.
  2. U f.: tartan dareen xin lihi ku jiro ku kicid ama muujin.

ficiltamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ficiltan². ld ficiltan¹ (2).