figeysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg figeysan. ld figeys-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

figeysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax la figeeyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur