fiidgooyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Hawl la qabto fiid-horaadka. ld fiid-horor.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
fiid-hororQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Weerar dad lagu qaaday waqti fiid ah. 2. ld fiid-gooyo.1. Waqti fiid ah dad weerar ku qaadid. 2. Fiid-horaad wax qabasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00