fiidsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg fiidso. ld fiidsad, fiidsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fiidsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Waqti fiid ah maararroobid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
fiidsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld fiidsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
fiidsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld fiidsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0