fiigaalQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:ld fiigtaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fiigtaalQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:1. F. ah: neef tood ama fiige ah oo ay adagtahay in la maalo. 2. F. ah: neef didsan oo aan la qaban karin. ld fiigaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0