fiigid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fiig². ld fiig¹.

fiig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fiigid.
  2. 1. Neef qalo la cararid. 2. Irdhoobid.