Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg fiindhee. ld fiindhays, fiindho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-dheeyay, -dhaysay)
Macnaha:
1. Sabuul qob ka qaadid. 2. Wax kala shaandhayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur