fiiqmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fiiqan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fiiqan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-qmay, -qantay; -qmi)

Macnaha:

  1. 1. Wax dubka laga qaaday noqosho. 2. Wax caarad dhuuban loo yeelay noqosho.
  2. 1. Wax dubka laga qaaday ahaansho. 2. Wax caarad dhuuban loo yeelay ahaansho. 3. Wax indhaha laga qalay ahaansho. 4. Wax qashin laga xaaqay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur