fiiqo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-qday, -qatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax dub ka qaadasho. 2. Wax caarad dhuuban u yeelasho. 3. Meel qashin ka xaarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur