fiiqtan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Kabbaysi aayar-aayar ah oo caano loo wadaago. 2. Si tartiib ah oo caano loo dhamo. 3. ld fiiqtamid.
- 1. Kabbaysi aayar-aayar ah caano u wadaagid. 2. Si tartiib ah caano u dhamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

