fiirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fiir².

fiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nacayb loo muujiyo nafley meel ku cusub.
  2. Nafley meel ku cusub nacayb u muujin.