fiisikisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld fiisiko.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
fiisikoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Barashada xeerarka suga dhismaha uunka marka loo eego maatarka iyo tamarta ee ay ka koobantahay. Caado ahaan, barashada waxa loo qaybin jirey qaybo: kul, ileys, jabaq, danab iyo birlabnimo, iyo mekaaniko. ld fiisika, fiisikis, fisika, fisikis, fisiko.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00