fiito

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ubax aan weli dillacin o isku duuban. 2. Caws cosob ah oo aan la daaqin. 3. Dhaawac biskoon waayey. 4. Cudur idaha irmaan naasaha ka gala.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur