filbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg filbax².

filbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Bixinta la bixiyo saami cid lagu lahaa.
  2. Saami cid lagu lahaa bixin.