fildarro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Foolxumo.

Lamidka: Foolxumo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

foolxumo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld foolxumaan.