filfilin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg filfili.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

filfili

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax filfil ku darid. 2. Cid dhibaato gaarsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur