filgin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-immo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qori xooggan oo afka loo dhuubo si wax loogu qodo. 2. Guntin ay wax ku guntadaan haweenka oo ah dacal hoosaadka googaradda. ld filgan¹.

filgan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld filgin.
  2. Wax la filgay ahaansho.