filoojani

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyaal, m.l)

Macnaha:

  1. (baay.) Taariikhda tadawurka ee noole ama koox noolayaal ah oo xidhiidh ka dhexeeyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur