filsamaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg filsan. ld filsa-maansho, filsami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

filsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-amaa, -amayd)

Macnaha:

  1. Wax muuqaal qurxoon leh ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

filsami

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld filsamaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur