filweynaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg filweyn. ld filweynaansho, filweyni.

filweyn

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax da'weyn ahaansho.

filweynaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld filweynaan.

filweyni

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld filweynaan.