finiini

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax ordaya wax dul saaran ka ridid. 2. Wax sida biyo dhagax iwm xoog u firdhin. Tus. “Axmed baa biyo nagu finiiniyey”. 3. Neef xooluuhu ku jirey ka cayrin. ld faniini.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faniini

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld finiini.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur