finnaaqsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg finnaaqso. ld finnaaqsi.

finnaaqso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Neef baaqimo ah maalid.

finnaaqsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld finnaaqsasho.