firayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg firee.

firee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax firo u yeelid. 2. Waraaq turub oo gembisan dhanka kale u rogid. 3. Kala f.: wax meeshu u jeedey ma ahee meel kale u jeedin.