firdhaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax weyn oo qarxaday ama col jabay, waxa ka soo go'a ama ka soo yaaca. 2. Dad ama xoolo kala yaacid. ld firdhad (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur