firdhasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg firdho. ld firdhad (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

firdho

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-dhaday, -dhatay)

Macnaha:

  1. Wax qarxaday ama col jabay, wax ka kala yaacid, ka soo go'id.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur