firdhid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg firir². ld firir¹, firirid.

firir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cadad ama dhibco yaryar oo ka soo faniinay wax is haystay ama qarxay. 2. ld firdhid.
  2. (firdhay/firiray, firirtay; -rdhi/-riri) F./kala f.: wax wada jirey kala yaacid.

firirid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld firdhid.