firgo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gaday, -gatay)

Macnaha:

  1. ld fargo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fargo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gaday, -gatay)

Macnaha:

  1. 1. Nafley sii dhimaynaysa galgalasho. 2. Nafley la hayo, si ay u baxsato awgeed dhaqdhaqaaq xoog leh samayn. ld fergo, firgo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur