firiimaale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (bot.) Geed gaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban kana mid ah dhirta daawada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur