firikhin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg firikhi. ld fidhikhin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

firikhi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Is f.: Qof dadka iskalaweyn noqosho. ld fidhikhi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fidhikhin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld firikhin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur