firow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. 1. Wax firo yeelasho. 2. Waraaq turub oo gembisan dhanka kale isu geddiyid.