firqoonaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg firqoon. ld firqoonaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

firqoon

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Nafley orgeysan ahaansho (ariga, lo'da iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

firqoonaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld firqoonaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur