firshaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg firshaysan. ld firshaysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

firshaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax firshoobay ahaansho (degaan).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

firshaysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld firshaysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur