firsho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. (-ooyin, m.l) ld farsho. Waab alaabo kala geddisan lagu iibiyo. 2. Degaan aan bacrin ahayn.

farsho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Waab alaabo kala geddisan lagu iibiyo. ld firsho (1).