firxasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg firxo. ld firxad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

firxo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-xaday, -xatay)

Macnaha:

  1. 1. Si aan nidaamsanayn u cararid. 2. Kala f.: wax wada jirey meelo kala duwan u kala cararid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

firxad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld firxasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur