fisikada qaraamiga
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (fiis.) Qaybaha fisikiska ee soo jireenka ahaa ilaa qarnigii 19aad, ka hor aragtida kuwaantum iyo u-eegidda intaan la ogaan. F. q.u waxa ay badanaa ku dhisnayd mekaanikada niyuutan iyo aragtida birlabdanabeedka ee Jaymis Maakiswel.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

