fisiyoolojiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(baay.) Barashada shaqooyin-ka dhismayaasha iyo dariiqooyinka bayo-kiimikeed ee ka dhaca dhismayaasha iyo noolaha guud ahaanba.