fitaaxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax la fitaaxiyey ahaansho (xero). ld fataaxsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fataaxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld fitaaxsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur