fiyoor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ro, m.dh)

Macnaha:

  1. (juqr.) Bad-jiid dheer oo dhuuban oo gala dhulka xeebta badda, kaas oo leh dhinacyo tiiradoodu ay taagantahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur