fogaan-xagleedka u dhexaysa laba barood

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Fogaanta u dhexaysa laba barood marka laga cabbiro xagasha u dhexeysa laba xarriqood oo mara baraha iyo bar tixraac oo wadaag ah. Tusaale ahaan fogaan xagleedka u dhexeya baraha A iyo B iyada oo loo eegayo barta T waa xagasha ATB.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur