fongoran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax la fongoray ahaansho. 2. ld fangaran. Wax cad ka maqanyahay ahaansho.

fangaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Wax fangar leh ahaansho. ld fongoran (2).