fontaano

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld foontaano.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

foontaano

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dar dhis ah oo dhexda ku leh ilo kor biyo u sayraya ayadoo isla darka biyuhu ku soo noqonayaan. ld fontaano, funtaano.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur