foognaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg foogan. ld foognaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

foogan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)

Macnaha:

  1. Wax soo taagan oo aan meel laga maro lahayn ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

foognaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld foognaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur