fookhadayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fookhadee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fookhadee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. Cunto fookhad u yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur