Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg foolo. ld foolad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-ooshay, -oolatay)
Macnaha:
Fooldareemid.
Lamidka: Fooldareemid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur