foolaxgootee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-teeyay, -taysay)

Macnaha:

  1. U f: cid u faanid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur