foolbaxsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg foolbaxso. ld foolbaxsad, foolbaxsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

foolbaxso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Bun marsasho. 2. Foolcararid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

foolbaxsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld foolbaxsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

foolbaxsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld foolbaxsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur