foolcararQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Naasley foolanaysa oo xanuun la luntay. ld foolcararid.Naasley xanuun la cararid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
foolcararidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg foolcarar². ld foolcarar¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00